Jeneraal sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada

Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaarada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay in Al Shabaab ku dhax milmeen Hay’adaha dowlada ayna meel kasta ku jiraan xiligan. Jeneraal Indha Cadde oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in layaab ku noqotay in Fanaan heesa laga dhax helo kooxda Al Shabaab, waxa uuna tilmaamay … Continue reading Jeneraal sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada